Barashada Salaadda
Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $14.00
Ku Baro AF-SOOMAALI Salaadda, Waysada, Ducooyinka, Fiqiga Salaadda iyo Macluumaad kale oo Islaami ah.
Waa 1 CD oo Data-da lagu istimaalo + kalandar sawirka qaybaha kala duwan ee salaadda ah + galka ay ku jiraan oo uu ku idil yahay Barnaamij aad u heer sareeya oo ilmaha iyo waayeelkaba si fiican oo maqal & muuqaal ah u baraya Salaadda, Aadaanka , Waysada, Fiqiga Salaadda, Ducooyinka iyo waxyaabo kale oo ay ka mid yihiin gaba-gabeysiga, masaxashada khufka iyo sharabaadyaha iyo macluumaad kale oo islaami ah oo daruri u aha qofka muslimka ah inuu barto.
Waajahadda Hoare ee Barnamijka
5ta saladood oo wiil tukanayo
Qayb ka mid ah qaybaha Barnaamijka
5ta salaadood oo gabar tukaneyso
Wayseysiga & Axkaantiisa
Salaadda Jameecada & Axkanteda
Ducooyinka kalagadisan ee salaadda
Salaadda Jumce & Axkaanteeda