Baro Afkaaga Hooyo
Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $15.00
Waa 1 CD oo Data-da lagu istimaalo + galka ay ku jiraan oo uu ku idil yahay Barnaamij aad u heer sareeya oo ilmaha iyo waayeelkaba aan qoraalka , kuhadala, luqadda iyo xisaabta qaybaheeda aasaska ah aqoon si fiican oo maqal & muuqaal ah u baraya. gaar aar ahaan ilmaha qaab aysan ku daaleyn oo ciyaar halxiraale oo kale ah. eeg in yar oo kamid ah qaybaha barnaamijka
Waajahadda Hore ee Barnamijka
Magaca saxda ah dooro
isku aadi sida ay isku leeyihiin
midabee sawirkaan
Qor magaca sawirka
Xisaab isku dhufasho ah
Yeeris
xisaab isku qeybin ah