Saxiix Sunan Tirmidi
Qiimaha: $32.00 Qiimaha aan gadno: $25.00
Sh. Shariif C/nuur Xasan
Waa 2 CD oo MP3 ah & Galka ay ku jiraan oo ay ku dhanyihiin 98 darsi oo Kitaabka Saxiix Sunan Tirmidi oo uu alifay imaam Muxamed Naasirudiin Al-albaani (alleha u naxariisto) ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad (60 min) ah.