QIIMO-JABIN 20% ILAA 50%

» Raadi              
  Qeybaha Dukaanka
  Allaabta Maktabada
  Mailing List
Mailing List
Fadlan ku biir Mailing List-geena si aan kuulla soo socodsiino badeecooyin-ka ku soo kordha Maktabada Maanta:
Email:


  Adeega Maktabada
  Garanti

Tuxfatusaniyah (Naxwe)

Tuxfatusaniyah (Naxwe) Tuxfatusaniyah (Naxwe)

Qiimaha: $16.00
Qiimaha aan gadno: $12.00

Kode Allaab: TUX522
Ku jirta Allaab 
Inta xabo:




Warbixin Allaab

Tuxfatusaniyah (Naxwe)
(Sharaxa Aajarumiyah)

Sh. C/qaadir Cukaasha


Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka ay ku jiraan oo ay ku dhanyihiin 33 darsi oo Kitaabka Tuxfatusaniyah ( sharaxa Aajaruumiyah) ka kooban yahay midkiibana soconayo muddo saacad ( taqriiban 60 min) ah.


Hadii aad kumpuyuutar ku dhagaysaneysid duruustaan waxa cd-ga ku duuban barnaamij kitaabka Tuxfatusaniyah ( sharaxa Aajaruumiyah) oo maqal & muuqaal ah taas macnaheedu waa kitaab uma baahnid.


Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Tuxfatusaniyah!

Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka Tuxfatusaniyah!

 

  Barnaamijka wuxuu ka kooban yahay 

  Wajahadda Hore ee Barnaamijka

 

Sharaxa Cimriidi / Sh. M. Yamani

  

Sharaxa Tuxfatusaniyah / Sh. C.Cukashah

 

 



Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
0Allaabta Ku-jirta dambiisha:
$0.00Total:

Lacagaha

Information
Allaabaha: 168
Qeybaha: 42
Lacagta: US Dollars

Sawir Badeeco

Allaabta La Jabshay

Allaabta Shaac Baxday
Copyright© - Makatabada Maanta - ŽAll rights reserved Site design by: AYAGRAPHIC