isbar Barnaamijka Microsof word
Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
e-Learning Barnaamijkaan oo ka kooban 1 cd & galka uu ku jiro wuxuu -si maqal & muuqaal ah kuu barajaa -macalin la,aan- barnaamijka microsoft word oo ah baarnaamij loo adeegsado dhamaan noocyada kala duwan ee qoraalada sida waraaqaha, buugagta, wargaysyada iwm.
Luqadda barnaamijkaan lagu sharxayo waa A´f-soomaali (afkaaga hooyo kaga dharag barashada kumbuyuutarka)!